Archive for: October, 2011

Qorshaha Wayaanaha ee dhul-boobka ah iyo feejignaanta CWXO

Qorshaha Wayaanaha ee dhul-boobka ah iyo feejignaanta CWXO

Urur u dooda xuquuqda beeralayda yaryar oo lagu magacaabo GARAIN ayaa wuxuu caalamka u soo bandhigay habka ay xukuumadda Wayaanaha uga boobtay dhulkii ay dagaanaayeen […]

 
 

OYSU- Norway oo Qabtay Seminaar aad loogu baahnaa

OYSU- Norway oo Qabtay Seminaar aad loogu baahnaa

Oslo-30-Oct-2011- Waxaa caawa fiidkii lagu soo gabagabeeyey caasimada Norway ee Oslo, seminaar lagu bixinayey casharo ku saabsan Diyaarinta iyo isku dubo-ridka mashaariicda kala duwan (projects) iyo […]

 
 

Cali- fancad iyo Ceel- xaar oo si fiican loogu naafeeyay maleeshiyada Wayaanaha

Cali- fancad  iyo Ceel- xaar oo si fiican loogu naafeeyay maleeshiyada Wayaanaha

 Warar goor dhaweyd naga soo gaadhay X/dhexe ee JWXO ayaa waxay sheegayaan in shalay oo ay taariikhdu ahayad 29/10/2011 dagaal gacmaha la isula tagay uu ka […]

 
 

Kaligii taliye Melez Zenawi ha ku quusto kuwii ka horeeyey – by Harag-shabeel

Kaligii taliye Melez Zenawi ha ku quusto kuwii ka horeeyey – by Harag-shabeel

Ugaadhsiga loogu jiro kaligood-taliyayaasha wadamada Carabta iyo kuwa Afrikaanka ah, ayaa gaadhay meeshii ugu sareysay. Shaashadaha televison-da aduunka, ayaa laga daawaday todobaadkan bilowgisii sidii foosha […]

 
 

Qoraxda bari ayay ka soo baxdaa galbeedna way u dhacdaa

Qoraxda bari ayay ka soo baxdaa galbeedna way u dhacdaa

Qofka intaa kuu sheega waxba kuuma aanu faa’idaynin. Taas waxay la mid tahay qof gumaysiga u galay oo isku dayahaya inuu dib u masaxo wuxuu islahaa halganka […]

 
 

Is the Swedish oil companies oxygen to the conflict?

Is the Swedish oil companies oxygen to the conflict?

It can be difficult and dangerous to try to find out how Swedish mining oil companies are operating in conflict zones. The Swedish journalist Martin […]

 
 

Barnaamijkii Ileys ee ka baxay EriTV Arbacadii

Barnaamijkii Ileys ee ka baxay EriTV Arbacadii

Waxaad hoos ka daawataa barnaamijkii xiisaha lahaa ee Ileys oo laga daawado habeen kasta oo Arbaca ah EriTV. Waa barnmijkii ugu dambeeyay ee ka baxay […]

 
 

The Ethiopia Army is conducting massive detention campaign and dislocation of civilians from their habitation Around PetroTrans Exploration Areas

The Ethiopia Army is conducting massive detention campaign and dislocation of civilians from their habitation Around PetroTrans Exploration Areas

October 26, 2011 From Mid-October, the Ethiopian Army has started forcefully relocating thousands of families in the rural areas around Obole where the Chinese Company, […]

 
 

Uqaasha iyo Salaadiinta gobalada Jubooyinka oo ka jawaabay hadalkii Sh. Shariif

Uqaasha iyo Salaadiinta gobalada Jubooyinka oo ka jawaabay hadalkii Sh. Shariif

Idaacada BBC qaybta afka Somaliga ayaa wareysi la yeelatay Uqaasha iyo Salaadiinta Jubooyinka waxayna ka jawaabeen hadalkii ka soo yeedhay madaxweynaha kumeelgaadhka sheikh Shariif. [audio:http://www.ogadennet.com/wp-content/uploads/2011/10/kenya.mp3|titles=kenya] […]

 
 

Idaacad lagu magacaabo kulmiye oo wareysatay HW Hussein Noor

Idaacad lagu magacaabo kulmiye oo wareysatay HW Hussein Noor

Idaacad lagu magacabo Kulmiye oo wareysi la yeelatay madaxa Hogaanka Warfaafinta ee JWXO Hussein Noor [audio:http://www.ogadennet.com/wp-content/uploads/2011/10/xusseinnoor.mp3|titles=xusseinnoor]

 
 

Ethiopia: Kangaroo Justice for Two Swedish Journalists

Ethiopia: Kangaroo Justice for Two Swedish Journalists

  Johan Persson and Martin Schibbye in Kangaroo Court  The old adage is that “ignorance of the law is no excuse.” Could it be said […]

 
 

Fria Tidnigan – Ogaden – a giant prison

Fria Tidnigan – Ogaden – a giant prison

  – Ogaden is one big prison, said Abdirahman Mahdi from seperatiströrelsen ONLF. The trial of the Swedish journalist Martin Shibby and Johan Persson has […]

 
 

Guuldaradii Meles ku qabsatay Oslo iyo Copenhagen ka dib

Guuldaradii Meles ku qabsatay Oslo iyo Copenhagen ka dib

 Inkastoo ay xikmado ku jirto in aan lagu mashquulin maaweelada loo dhigayo gumaysiga oo qudhiisa doonayo in la maqashiiyo maaweelada ah inay jiraan jaaliyado Itobiya […]

 
 

Hees Wadani ah oo dhalinta OYSU ay inoo cudhiyeen

Hees Wadani ah oo dhalinta OYSU ay inoo cudhiyeen

Waa Hees Wadani ah oo aad kuu dhaqaajinaya dhiiga. Waxaana inoogu luuqaynaya fanaanka soo baxay halgame Rooble Maxamad oo ka mid ah hobolada dhalinyarada OYSU […]

 
 

Hees Cusb Saado Ali warsame(Inku Xabashida la jira xasuuqina u gurguurta)

Hees Cusb Saado Ali warsame(Inku Xabashida la jira xasuuqina u gurguurta)
 
 

Ogaden | Wadani Song 2011- Rooble Mohamed

Ogaden | Wadani Song 2011- Rooble Mohamed
 
 

Dagaaladii ugu danbeeyay ee lagu jabiyay cadawga iyo roobabkii dayrta oo si fiican uga curtay dhamaan dalka

Dagaaladii ugu danbeeyay ee lagu jabiyay cadawga iyo roobabkii dayrta oo si fiican uga curtay dhamaan dalka

Hawlgalada ay CWXO kula jiraan maxaystada Tigreega soo ururiyay ayaa waxay u dhacaan si maalinle  ah kuwaasoo inta badan guushu lagu jabiyo iyadoo cadawga lagaga […]

 
 

Siminaar ay wadajir u soo qaban-qaabiyeen IHASA iyo AFRICA UNITE oo lagu qabtay dalka Koonfur Afrika

Siminaar ay wadajir u soo qaban-qaabiyeen IHASA iyo AFRICA UNITE oo lagu qabtay dalka Koonfur Afrika

Waxaa shalayto oo ay taariikhdu aheyd  21-010-2011  lagu qabtay hawlka dhaqanka iyo fanka  ee magaciisa  ladhoho Little Theatre oo ku yaala badh-tamaha magaalada Central Port […]

 
 

Ruwaayadii: “Waa Suaal Da’ Wayne Dalka Yaa Iska Leh” (Australia)

Ruwaayadii: “Waa Suaal Da’ Wayne Dalka Yaa Iska Leh” (Australia)
 
 

Norway: Xisbiga Mucaaridka Ugu Weyn oo Kulan Heer sare ah La Qaatay Wafti ka Socday Jaaliyadda S. Ogadeenya

Norway: Xisbiga Mucaaridka Ugu Weyn oo Kulan Heer sare ah La Qaatay Wafti ka Socday Jaaliyadda S. Ogadeenya

Oslo, 21-Oct-11- Waxaa gelinkii dambe ee maanta xarunta Parlemanka dalka Norway ee Oslo, ka dhacay kulan heer sare ah oo ay wada yeesheen gudoomiyaha Jaaliyadda […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay